Wafdigii ka socday Aqalka sare oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Daawo Sawirro)

Guddigii Aqalka sare ee loo xilsaaray xalinta khilaafka ka dhex jira maamul goboleedyada iyo dowladda dhaxe ayaa gaaray magaalada Garowe. Xubnahani xalinta khilaafaadka labada dhinac ayaa waxaa lagu wadaa in ay la kulmaan Madaxda Puntland taasi oo qayb ka ah dadaalka dhexdhaxaadinta labada dhinac. Magacyada xubnaha gaaray garowe waxay kala yihiin:– 1-Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud … Continue reading Wafdigii ka socday Aqalka sare oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Daawo Sawirro)